Dumar Oo Fursado Shaqo ka helay Xaruumaha Cilaan Saarka Ee Magaalada Baydhabo

0
450

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah dumarka ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa fursado shaqo u noqotay goobaha dumarka lagu Qurxuyo ayaa waxey shegeen in ay noqotay mid ay ku Maareeyaan noloshooda, waxey shegeen in ay ku faraxsan yihiin goobaha cilan saarka waxa ay dumar badan shaqo u noqatay.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here