Hordhac: Chelsea Vs Leicester City

0
553

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kooxaha chelsea iyo Leicester city ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo final-ka FA Cup-ka ah kaas oo ka dhici doona garoonka Wembley.

Chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku guulaysan kara koobkoodii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedkan xilli ciyaareedkoodana ku badbaadin kara koobka ugu taariikhda weyn ee FA Cup-ka.

Dhanka kale kooxda Liecester City ayaa kulanka soo galay iyaga isha ku haya in ay ku guulaystaa koobka FA Cup-ka markii ugu horaysay taariikhdooda.

Kulanka: Chelsea Vs Leicester City

Tartanka: FA Cup-ka

Wakhtiga: 7:15

Garoonka: Wembley Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here