Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad beeraleyda leh Dhul beereedka ku teedsan Degmada Xudur inta badan lagu beera dalagyada qudaarta noocyadood kala duwan ayaa la siiyay solar system oo ah hanaan casriyeeysan oo si fudud looga waraabinayo beeraha.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar