Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Baydhabo oo isuga hambaliyeey Munaasabada Maalinta ciidul fidriga.

0
216

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dadka muslimiinta ayaa maanta si weyn ugu ciiday munaasabada Ciidul fitriga Magaalada Baydhabo, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxeen wadooyinka iyo goobaha lagu cibaadeysto, waxaana dadweynaha baydhabo oo aan Makaroofanka Raadiyow Arlaadi la dhax qaadnay hambaliyada ciida u direen waalidkooda iyo Asxaabtooda.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here