Munaasabad lagu Daahfurayey Barnaamijka Bar ama Baro oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

0
190

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad lagu soo bandhigaayey barnaamijka bar ama baro oo ah barnaamij looga tala galey in lagu hormariya waxbarshada Degaanada koonfur galbeed soomaaliya si looga faa’iideeyo Macalamiinta iyo bahda jecel waxbarshada ayaa waxaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here