Yurub oo debcisay xayiraadihii loo soo rogay COVID-19

0
455

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waddamada Yurub qaarkood ayaa dib loo furay dugsiyada, xarumaha laga adeegto iyo goobaha xeebaha ku yaal ee loo dalxiiska tago.

Arrintan ayaa imaneysa kaddib markii ay aad hoos ugu dhacay tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid19 iyo ololaha talaalka oo si habsami leh u socda.

Dalka Spain waxaa isugu soo baxay dad u dabaaldegayay xayriraadahaas la qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here