Ku dhawaad 500 qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Baydhabo oo loo qeybiyay deeq raashiin ah oo ka timid dowladda Cumaan.

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeq Raashiin ah oo isagu jirta bur bariisa sokor iyo saliid iyo caano ayaa Waxaa loo qeebiyey ku dhowaad 500 boqol oo qoys kuwaasi oo Ku nool magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka baay,Deeqdaan ayaa ka timid dowaldda cumaan xili ay bulshada ku dhaqan baydhabo ay u bahanaayeen.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here