Ku dhawaad 150 Danyar ah oo ku nool Magaalada Baydhabo oo la gaarsiiyey Dhar Ciid.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ku dhawaad 150 oo isugu jiraan carruur iyo Dhalinyaro oo dan yar ah ayaa ururka Badbaado gaarsiyeen Dharka Ciida si ay ugala qeyb qaataan farxada maalmaha Ciida dadka Muslimiinta.

Maryaan Aweys iyo abdiqadir Siyaasi oo Ka Mid ah Xubnaha Ururka Badbaado ayaa Sharaxaad ka bixiyeen Dharka Ciida Ay Siyeen Carrurtaan .

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here