Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG Oo Dhar Ciid ah Gaarsiisay Qaar kamid ah Caruurta Baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Baydhabo.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka dowalada Koonfur Galbeed soomaaliya fahiimo cusmaan cumar oo ay weheliyaan mudaniyaal ka tirsan baarlamaanka koonfur galbeed soomaaliya ayaa deeg dhar iyo lacaga ciid ah Gaarsiisay Qaar kamid ah Caruurta Baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool Baydhabo Kuwaasi oo aan heli karaynin maalinta ciid ah dharka.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here