Dowladda Sacuudiga oo ku dhawaaqday in berri ay soon tahay

0
217

Sucuudi Careebiya oo ku dhawaaqday in ay weysay Bishii soon-fur isla markaasna berri la dhammaystirayo 30-ka Ramadaan, khamiistana la iidi Doono.

Warbaahinta dalka Sacuudiga ayaa sheegtay in go’aankaan uu yimid ka dib markii ay sameeyeen dadaallo ku aadan raadinta bisha.

Waxaa ay sidoo kale sheegeen in aysan jirin astaamo muujinaayo meel ka mid ah Sacuudiga la arkay bisha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here