Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Wasiirka wasarad shaqada iyo shaqaalaha Dowlada goboleedka KGS Abdulqaadir Cumar Abdulaahi Baastow ayaa waxaa uu Ka hadley arimo badan oo ku saabsan Howlaha wasarada.
Arimahaasi ayaa waxaa ka mid ah in Dhowaan in la qorsheynaayo in uu bilawaana Doono wajigii labaad ee barnaamijkii lagu Taakuleynaayey dadkii beerahooda Sameyn Ku yeeshey Ayaxii.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir