Waa Sidee Nolosha Barakacayaasha Ku nool Degmda Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool waxay ka mid tahay degmooyinka saaran go,doonka mudo dheer sidaasi oo ay tahayna ay ku nool yihiin kumanaan kun oo qoysas danyar ah iyo kuwa barakacyaal ah oo la dhibaateysan nolosha.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here