Xirfadaha gacmaha oo shaqo abuur u noqotey dhalinyaro badan oo Shaqo la’aan ku ahaa Magaalada Baydhabo.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xirfadaha gacmaha kala duwan waxey fursado shaqo abuur ah u noqotey boqolaal dhalinyaro kuwaas oo nolol maalmeedkooda ka soo saarta, xirfadda sameynta gadiidka ayaa kamid ah midda hada dhalinyarada ay ku tilmaameen in ay tahay mid sahlan lakiin aqoon ahaan ay tahay mid caalami ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here