Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaaliya Markii uu dhacay dagaaladii Sokeeye Waxaa Burburey dhamaan Adeegyadii Bulshada ay ka heli jireen Dowlada oo ay ka mid tahay Waxbarashada oo kumanaan Ardey ay waayeen waxbarashadii ay u socotay iyo qaar Xiligaas diyaar u ahaa inay ku biiraan Iskuulada.
Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade