Ganacsatada Dharka Ku Iibisa Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo Sheegeen in ay jirto Saro u kac ku yimid dharka Ciida

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalmo kaliya ayaa naga xigtaa maalinta farxadda ciidul fidriga Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baayna ayaa waxaa laga daremayaa diyaar garowga maalintaasi ciida, Waxaana si aad ah Magaalada Baydhabo ugu sacotaa gadashada waxyaabaha lagu ciido.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here