Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maanta oo kale sanad waliba waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta xorriyadda hadalka oo siyaaba kala duwan looga hadlo caqabadaha ku hor gudban dadka la caburiyo oo saxaafaddu ay hor joogaha u tahay.
Maalintan waxaa leys xasuusiyaa inteeda badan dhibaatooyinka la soo gudboonaada dadka u ololeeya madaxbanaanida hadalka iyo horumarada laga gaaray xorriyadda hadalka.
Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera