Qaar ka mid Barakacyaasha Ku nool Degmada Xudur Oo Deeq Raashin ah la Gaarsiiyey.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo ay lagu gudo jiro Tabankii dambe Bishii Ramadan ayna jiraan dad badan oo u baahan in la gaarsiiyo gargaar bani,aadanimo si ay u helaan Afur Wanaagsan Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bokool ayaa waxaa Afartan Qoys la gaarsiiyay Raashin ay ku Afuraan kuwaasi oo ka timid dhalinyaro ay si iskooda ah isaga soo aruurisay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here