Caruur Danyar ah iyo Ardayda dhigata Iskuulka Albardi ee agoonta ah Oo loo qaybiyey dharka Ciida.

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ahmed Duurow Ahmed Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka farxiyay Carruurta Agoonta ah ee Dhigata Iskuulka Albardi oo ah iskuul wax lagu barayo carruurta agoonta iyo danyarta, waxaana u qaybiyey dharkii ay ku Ciidi lahaayeen.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here