Qaar ka mid ah Haweenka ka shaqeeya Dhismaha Guriyaha Oo ka hadlay Caqabadaha ay Wajahaan.

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweenka Baydhabo Qaarkood waa kuwa ku dadaala hormarinta qoyskooda,iyagoo raba in ay Daboolaan baahida qoysaska ka jira.
Waxa jira haween fara badan oo ku xoogsada magalada kuwaasi oo ay ka mid yihiin dumarka ka shaqeynaya dhismaha Guriyaha iyagoona wajaha Caqabadooyin badan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here