Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kaamkan ayaa waxaa ku nool ku dhawaad 95 Qoys danyar ah oo heysan wax yaabaha ay nolasha bani,aadmka aas aasiga u ah sida biyaha waxabarashada, caafimaadka iyo Afur iyo raashinkii ay ku soomi lahaayeen madaama hada lagu guda jiro bisha barkaysan ee ramadaan.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi