Maamulka Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Oo Deeq Gar-Gaar Ah u qeybiyey Qoysas Ku Nool Barakacayaasha Degmadaas..

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ku dhowaad shan boqolo oo qoys oo dan yar ah, kuna nool degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa waxaa loo qeybiyey deeq Raashin ah oo ay iskugu jirto bur bariis sokor iyo saliid, waxaana Deeqada raashiin ka ah soo gaarsiiyey qaar ka mid ah walalah Muxsininta ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here