Maamulaha Xaruunta Hadiyadaha Bulsho ee Magaalada Baydhabo oo ka warbixyey Ganacsigiisa

0
1116

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed ibraahiim abuukar oo ah milkiilaha Bulsho cosmetics and geftes center oo ku yaalo Magaalada Baydhabo waxaan inta badan lagu iibiyaa hadiyaasha ay isku hadiyeeyaan lamaaniyaasha iyo waxa yaabaha dumarka oo inta badan isku quruxiyaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here