Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Waajid Ee Gobolka Bokool ayaa waxa ka socda Kulamo kala duwan oo loogu tashanayo dhismaha Golaha Deegaanka kaasi oo ay gar wadeen ka tahay Wasaarada Arimaha Gudaha KG iyo Mida Dowlada Soomaaliya,Waxaana socda Sidii Bulshada Degmada Waajid ay ugu Heshiin lahaayeen Maadama Golaha Deegaanka uu ka qeyb qaadanayo Hormarinta Bulshada Isla Xisaabtanka Maamulka iyo Shacabka.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade