Haween ku nool Baydhabo oo noloshooda ka maareeya iibinta sambuuska

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa ku nool haween badan oo nolosha reerkooda ka maareeya xirfado iyo sameynta sambuuska kaasi oo ka iibiyaan bulshada magaalada maadama lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo ka duwan maalimihii kale ee caadiga ahaa.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here