In ka badan laba kun oo ruux oo 24-kii saac ee la soo dhaafay COVID-19 ugu dhimatay Hindiya

0
207

Baydhabo(Radio Arlaadi)- In ka badan laba kun oo ruux ayaa cudurka karoona feyris ugu geeriyootay dalka Hindiya 24-kii saac ee la soo dhaafay sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi.

Dhimashada ayaa la sheegayaa in ay sababtay ka dib markii ay gababsi ka noqdeen Isbitaalladka Hindiya Neefsiyeyasha dadka qaba xanuunka lagula tacaalayo.

Dalka Hindiya, dadka u ku dhacay  cudurka karoona feyris ayaa hadda mareysa 295,041 , halka tirada dhimashada ay gaartay 182,553, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Hindiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here