Dadka Barakacayaasha ah Ee Ku Nool Kaamka Yuurow Ee maagaalada Baydhabo oo Dalbadey in Loo Sameeyo Afurin.

0
256

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ayidoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan ayaa qaar ka Mid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa ay yihin kuwa Ku nool xaalada adag kuuwasi oo ay ka sheeganeynaa in aan haysan Wax yaabaha noolasha aas aaska u ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here