Qaar kamid ah Dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba ee ku nool Kaamamka Magaalada Baydhabo oo loo Qeybiyey Deeq Raashin ah.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deeqdaan isugu jirtay Raashinka Qudur duruuriga ah Sida, Bur Bariis Baasto Timir iyo Saliid, Kaasi oo la gaarsiyay Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba Sidii ay ugu Faaideysan Lahaayeen inta Lagu gudo jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaanka dadkaas ayaa laga keeney Kaamamka Kuyaala Duleedka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here