Gudoomiyaha Ururka Horumarinta Deegaanka Ee DEDO Oo Ka codsaday Muslimiinta In laga Qeyb qaato afurinta Dadka danyarta ee Sooman

0
256

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ku dhawaad 120 qof oo danyar ah laga soo kala xulay shan kaam oo ku yaal magaalada Baydhabo ee dhinaca koonfureed ayey maalin walbo inta lagu jiro bisha Ramadan Ururka Dedo go,aansadeen inay afuriyaan ayagoo garab ay ka helayaan bulshada muslimiinta qaar ahaaan kuwa Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here