Baydhabo(Radio Arlaadi)-Inta badan waxaa jira tebinta warar la xiriira xad gudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha waxaana udub dhaxaad u ah marka laga hadlayo dhibaatooyinka ugu badan ee tacadiga laxiriira ee Somalia kufsiga loogeysto haweenka iyo caruurta marka ay tahay warbixintaasi hadaba maxaa u baahanahay.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi