Magaalada Baydhabo Oo Lagu Daah Furay Mashruuc Lagu Afurinayo 1000 Kun Qof.

0
222

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadan oo lagu daah furayay barnaamij loogu talagalay in lagu afuriyo ilaa 1000 (kun qof) oo Danyerta Baydhabo ilaa 30 bisha Ramadaan, ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed, Mudane Saalax Shariif Sayid Cali, Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle), Xildhibaan Ismaaciil Haniya iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada Baydhabo Isaaq Maxamed Cali (Teegaab).

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here