Hooyo soomaaliyed oo ku nool kaamaka Albarka two oo codsatay in wiilkeeda oo naafo ah loogu iibiyo baaskiil ka dadka naafada ay ku socdaan

0
211

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyo muslimo maxamed mursal oo ka xanunsan wilkeeda Labaatan jira oo curiyaana ah, waxayana ku nooshahay kaamka Albarka two oo ku yaala duleedka magalada Baydhabo, waxa ay degan tahay mudo ku dhawaad  Laba sano waxaay tilmaantay in ay wiilka adeeg caafimad fiican helin.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here