Qaar ka mid ah Dadka Barakacyaasha Ku nool Kaamamka duleedka Baydhabo Oo Dalbaday in Afurin loo sameeyo.

0
191

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo Lagu gudo jiro Bisha Ramadaan ayaa Waxaa jira dad badan oo dhibaateysan kuwaasi oo aan awoodin in ay Si Maalinla ah Afurka iskaga bixiyaan. Magaalada Baydhabo daafaheeda Waxaa ku nool Kumanaan Barakacayaal ah kuwaasi oo dhibaatooyin kala duwan ku heysata Kaamamka ay ku jiraan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here