Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Diyaar garowgii Ugu dambeeyay uga jira Bilashada Bisha Ramadaan.

0
274

Curashada bisha Ramadaan ayaa laga dareemayaa aduunka oo dhan, gaar ahaan caasimada ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Baydhabo.
Magaalada waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana mashquul badan laga dareemayaa suuqyada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here