Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha lakala Siisto Dalagyada oo laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Baydhabo

0
265

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Bisha barakeysan ee Ramadaan oo Waqti kooban naga xigto ayaa waxaa kor u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo dalagyada Beeraha ee Magalada baydhabo kuwaas oo si aad ah loo isticmaalo xilliga soonka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here