Mid ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo oo ka Warbixiyey saameynta ay leeyihiin cudurada ku dhaca caruurta.

0
233

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa jira caruur fara badan oo ku nool caalamka gaar ahaan Gobolada dalka Soomaaliya oo la xanuunsan cudurada ku dhac Caruurta kuwaasi oo caruurta intooda badan saameeyn ku yeelata Noolashoooda.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here