Wasaarada Arimaha Gudaha KG oo Tababar Lagu Baranayo Xeer Hoosaadka Maareynta Qashinka u qabatey Qaar Kamid ah Dhalinyaro Ka Socota Degmooyinka KGS.

0
224

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar kamid ah dhalinyarada Degmooyinka Koonfur Galbeed laga kala keeney ayaa ka Faa’ideysanaya Tababarkaan Lagu baranayo Xeer Hoosaadka Maareynta Qashinka Degmooyinka kaasi oo ka dhacay Magalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here