Maamulka Xaafada Towfiiq Ee Magaalada Baydhabo Oo Sheegay in qaar ka mid ah Bulshada Xaafadaasi ay u baahan yihiin Kaalmo Bani’aadanimo

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Xaafada Towfiiq Ee Magaalada Baydhabo Mahamed Macalin Isxaaq Oo Ka hadlaayay Xaalada Bani aadanimo ee ka jirta Xaafada Towfiiq ayaa waxa uu sheegay in baahi kala duwan ay ka jirto kaasi oo heysata dadka kala duwan ee halkaasi ku nool gaar ahaan dadka Barakacayaasha ah.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here