Wasaarada Arimaha Gudaha KGS oo Wada Qorsho Gole Deegaan Loogu Sameynaayo Qaar Ka mid ah Degmooyinka KGS.

0
292

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay wadaan qorshaha dhismaha gole deegaan oo looga dhisayo Qaar ka mid ah Deegmooyinka aan weli loo dhisin gole deegaan ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here