Ururka Dedo Oo Magaalada Baydhabo ku daah Furay Barnaamijka Afuri walaalka.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bisha Ramadaan Ayaa ah Bil Cibaado oo ay dadka intooda badan ay jecel yihiin inay bishaas ka faa’ideystaan Xasanaadka aan lasoo koobi Karin oo ay leedahay,Maadama ay jiraan dad badan oo aysan awoodin in ay helaan afur wanaagsan ilaa bisha dhamaadkeeda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here