Wasaarada Caafimaadka KG Oo Sheegtay in ay Ka shaqeyneyso La Dagaalanka Cudurka Cagaarashowga.

0
228

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Caafimaadka KG ayaa waxa ay hada wadaa dadaalo lagu Cirirbtiraayo ama lagu yareyn karo Heerka Uu maanta joogo Cudurka Cagaarashowga kaasi oo inta badan dhibaata badan ku haya Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Ku nool degaanada koonfur galbeed soomaaliya, ayigoo aan dadka intooda badan ku baraarug saneyn cudurkaasi ii uu daawo loo heli karo amaba ay umaleyaan in uu haayo xanuuno kale.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here