Tallaalka Covid 19 oo ka bilowday Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool.

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda caafimaadka ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa si rasmi ah magaalada xudur ee xarunta gobolka bakool uga daah furtey talaalka Karona Fayrus oo dhawaan ay wasaaraddu gaarsiisay degmada si looga tallaalo Dadka Xudur.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here