Maamulka Degmada Baydhabo oo Shacabka Ugu Baaqey in ay Maamulka kala Shaqeeyaan Horumarinta Dhismaha Wadooyinka Magaalada.

0
336

Gudoomiyaha maamulka degmada baydhabo ee xarunta gobolka Baay Xasan Macalin Ahmed biikoole oo ay wehelineyaan Gudoomiya Ku xigeenka abniga iyo siyaasada degmada baydhabo Isaaq Maxamed Taygaab iyo qaar ka mid ah gudoomiyaasha xaafadaha Magaalada baydhabo ayaa waxaa ay dhegax dhigeen mid ka mid ah Wadooyinka dhaxmara xaafadaha daaru salaam iyo isha taasi oo Muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here