Ganacsatada Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool oo sheegey in saameyn weyn ku yeeshay Cudurka COVID-19.

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kaliya Cudurka Safmarka Ee Karona Fayrus ama Covid 19 Saameyn kuma yeelan Soomaaliya Balse wuxuu Saameyn Xoogan Ku yeeshay Guud ahaan Caalamka oo idil,Saameynta uu ku yeeshay Cudurka Soomaaliya waxaa kamid ah Dhaqaalaha Ganasiga iyo dhamaan Adeegyada Bulshada u baahantahay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here