Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir ku xigeenka wasarada awqaafta iyo arimaha diinta ee Dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Bare Aadan Abdi oo uu shir jaraa’id ku qabtey magaalada baydhabo Ee xunta gobolka baay ayaa waxaa uu sheegey in wasarada ay Soo saartey awaamiir ku aadan bisha barakeysan ee Ramadaan.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir