Ururka Qareenada KG Oo Sheegay in Ay Wadaan Dadaalo Bulshada ay Kaga Wacyi gilinayaan dhibaatada Cudurka Corona

0
291

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cumar Macalin Dhegey oo ah Gudoomiyaha Ururka Qareenada KG Oo La hadlayay Arlaadi Radio Ayaa Waxaa uu Sheegay in ay ka Urur ahaan ay wadaan Dadaalkasta oo Howl wadeenada Maxkamadaha loogu Wacyigilinayo Cudurkaan dhibaatada uu Leeyahay ayagoo kaashanaya Hey’adaha Caafimaadka KG

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here