Munaasabada lagu xusaayey 16 juun 2019 oo ah maalinta caruurta afrika ayaa soo qabanqaabisey wasaarada haweenka maamulka koonfur galbeed waxaana ka soo qeyb galey madaxweynaha dowlada koonfu galbeed wasiirada haweenka  iyo masuulinyiin kale
Halkan Hoos Ka Dhageyso