Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka dan yarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala duuleedka Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa ay yihiin Ku nool daruufo kala duwan sidaasi ay tahayna waxaa ay ku dadaalaan Sidii ay u heli lahaayeen noolal maalimeedkooda ayigoo u kala mara Wadooyin kala duwan .
Warbixinan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir