Kulan Looga Arinsanaayey Sidii Looga Hortagi Lahaa Barakicinta Qasabka Oo Baydhabo Lagu Qabtey.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulan ay soo qaban qaabisey Hay’ada NRC iyo Gudiga Qaxootiga Iyo Barakacyaasha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulankaani ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin oo ka tirsan dowlad Goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya oo ugu horeeyo Agaasimaha madaxatooyda koonfur Galbeed soomaliya iyo maamulka degmada Baydhabo iyo Gudiga Qoxootiga Iyo Barakacyaasha Maamulka Konfur Galbeed iyo qaar kamid ah gudoomiyaasha xaafadaha magalad Baydhabo iyo dadka ka socoda barkacayaasha.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here