Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degaanka deynuuney ee gobolka baay ayaa waxaa lagu qabtey kulan cayaareed Lagu xoojinaayey is dhaxgalka bulshada waxaana dhalinyarada loo qeybiyey aqab Isboortisa , kaasi oo loogu tala galay in uu qeyb weyn ka qaadan Karto dib u soo Celinta Nabada iyo dowlada nimada, Waxaana kulankaasi ka soo qeyb galey Qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka Koonfur galbeed soomaaliya.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir