Shacabka Magaalada Baydhabo Oo soo dhaweeyay Gaarigii ugu horeeyay ee Dab-damis ah oo la keenay Baydhabo.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Gaarigii ugu horreeyay ee dab damis ah la keenay 26-kii bishan ,Gaarigan ayaa ugu deeqay bulshada ku dhaqan magaalada Cabdiraxmaan Nuur Daruuro oo ka mid ah ganacsatada koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here